logo

Monday 06th of September 2010

Login Form




Home Sheeko Cigaal Shiidaad Boqolkaa madaxa madow
Boqolkaa madaxa madow PDF Print E-mail

Maalin maalmaha ka mida ah cigaal shiidaad oo adhiga la joogaku ayuu adhigii dhinaca Cigaal usoo direy. Ninkii Cigaal ayaa arkey adhigii oo xagiisa u soo yaacaya kadibna, Cigaal baa baqey oo adhigii hor dhigey isag iyo adhigii oo is eryanayaana reerkii ayey isla soo galeen. Dadkii reerka joogey ayaa yaabey oo yidhi 'waar waxaa ku eryanaya Cigaal'. Ninkii Cigaal shiidaad ayaa ugu jawaabey 'boqolkaa badax madow waxey ka cararayaan ayaan ka cararayaa'.