logo

Monday 06th of September 2010

Login Form




Home Sheeko Cigaal Shiidaad Shaluu Go'ay Dheh
Shaluu Go'ay Dheh PDF Print E-mail

Cigaal Shiidaad oo maalin maalmaha ka midah gruigiisa jooga ayaa loo sheegey inuu col ku soo socdo. Cigaal baa xaaskiisa ku yiri "Naa kabadaas (Aqal soomaaliga ayaa loo isticmaalaa) baan iksu duubiye, ooy oo ninkeygii baa dhintey ku dheh colka". Markii colkii u yimid iyadoo ooyeysa ayey weydiiyeen waxa ku dhacey. Kadibna waxey ugu jawaabtey ninkeygii ayaa la dhiley. Colkii ayaa weydiiyey xaaskii Cigaal Shiidaad "Oo goormaa la diley". Intaaney xaaskii Cigaal uba jawaabin colkii, ayuu Cigaal Shiidaad oo kabaddii ku duuban soo dhawaaqey oo yidhi "naa shaluu go'ay dheh". Colkii doonayey iney Cigaal Shiidaad dilaan baa intey qosleen yidhi "Waar kan ilaahbaa dilee inaga keena".

 


Waa maxey dulucda (Ujeedada) sheekadu? Ka dhiibo fikraddaada.


 

Comments 

 
#1 Shirwac Jaamac 2010-01-20 10:02
Fuleynimada iyo doqoniimo ayaa iskugu darsantey.
Quote