Home
Maxaad ka taqaan Cigaal Shiidaad PDF Print E-mail
CigaalShiidaad.com waa website loogu talagaley inaad ku daabacdo sheekooyinkii ku xiiso galiyey ood ilaawi weydey si dadka kale kuulo qeybsadaa sheekadas kana dhigtaan madadaalo.

Ninka caanka ku ah sheekooyinka Soomaalida 'Cigaal Shiidaad' wuxuu...

 
Shaluu Go'ay Dheh PDF Print E-mail
Cigaal Shiidaad oo maalin maalmaha ka midah gruigiisa jooga ayaa loo sheegey inuu col ku soo socdo. Cigaal baa xaaskiisa ku yiri "Naa kabadaas (Aqal soomaaliga ayaa loo isticmaalaa) baan iksu duubiye, ooy oo ninkeygii baa dhintey ku dheh colka"...

 
Ma waxaan kumoodey... PDF Print E-mail
Cigaal Shiidaad oo habeen guureynaya ayaa wuxuu ku soo baxey kurtin (geed lagooyey) oo bahal u eg. Cigaal ayaa istaagey oo yidhi wallee waa libaax waxan ku hortaagan. Halkii buu difaac ka galey isgoo kutinkii iska eegaya inuu ku soo boodo. Waxba...

 
Boqolkaa madaxa madow PDF Print E-mail
Maalin maalmaha ka mida ah cigaal shiidaad oo adhiga la joogaku ayuu adhigii dhinaca Cigaal usoo direy. Ninkii Cigaal ayaa arkey adhigii oo xagiisa u soo yaacaya kadibna, Cigaal baa baqey oo adhigii hor dhigey isag iyo adhigii oo is eryanayaana...

 
Daruur qudhuntey PDF Print E-mail
Cigaal Shiidaad ayaa habeen wuxuu damcey inuu reer u dhawaa u tago. Meeshuna waa neel miyi ah oo dhirta iyo doogu cirkaas marayaan. Habeenkaasina wuxuu ahaa habeen gudcur ah oo haddii indhaha faraha lagaa galiyo aanad waxba arkey. Cigaal Shiidaad...

 
Rag Leyskuma Siidaayo PDF Print E-mail
Cigaal Shiidaad oo ardaaga fadhiya ayaa waxaa ku soo gurguurtey inankiisii (wiilkiisii) yaraa oo sanadka jirey. Mar kaasuu Cigaal Shiidaad dib u gurtey. Xaaskiisii oo meel aan ka fogey fadhida ayuu ku yidhi 'Naa iga qabo, naa iga qabo'. Xaaskiibaa...

 
Cigaal Shiidaad Iyo Sheekooyinkiisa
Sheekoyinka Cigaal Shiidaad waa sheekooyinka ugu xiisaha badan. Cigaal Shiidaad oo lagu xanto inuu yahey nin fuley ah, ayaa ahaa nin aad iyo aad u murti badan oo markastana fuleyniadiisa ku qariya murti.

Hadaad tusaale u soo qaadano:Markii uu...

 


Copyright © 2010 CigaalShiidaad.com. All Rights Reserved.
Joomla! is Free Software released under the GNU/GPL License.